Madaxweynaha DGPL oo Yimid Garowe. 27 Jun 2008
Garowe,Puntland:Madaxweynaha DGPl ayaa xalay fiidkii soo gaaray Magaalada Garowe ee Caasimada DGPL.
Madaxweynaha ayaa waxaa xalay soo dhoweeyey qaar ka mid ah xukuumada DGPL,golaha wakiilada,maamulka Gobolka,taliyayaasha Ciidamada Puntland.